• Resumen

  • BUUNDO waa madal kulmisa dadka ka lib keenay hammigoodu iyo dadka barbilawga taagan. Waxaanan bulshada kula wadaagaan xikmad, qisooyinka yididiilo leh, aqoon, wacyi iyo tabo u shaqeeyay dadka aan ku kula sheekaysanno madashan. Ujeedadu waa in aan abuurno horseed lagu dayan karo. 

    Copyright 2024 Mohamed Omer
    Más Menos
activate_primeday_promo_in_buybox_DT
Episodios
  • Episode 6: Xalqad Gaar ah | Karti & Kalsooni | Mohamed Omer
    Sep 20 2023

    Xalqaddan Maxamed, wuxuu innagula wadaagayaa tabo iyo talooyin wax weyn ka tari kara ka lib keenidda hayaanka nolosheena. Marka aad ka bogato, Kusoo biir Channel-keenna,  lanasii wadaag saaxiibbadaa. 

    Más Menos
    17 m
  • Episode 5: Xalqadda 4aad | Abdirahman Kahin | Founder, Afro Delli
    Sep 16 2023

    Season 1,  Xalqadda 4aad.
    Cabdirahman Kahin, Aasaasaha Afro Deli. Cabdiraxmaan waa ganacsade, Abaabule bulsho iyo samafale aad looga dhex yaqaan bulshada soomaalida ee Maraykanka. Sannadkan wuxuu ku guulaystay abaalmarinta ganacsiyada yaryar ee dalka Maraykanka. (US Small Business Personal Of The Year).  Halkan ka bogo safarkiisa curineed, Caqabadaha uu la kumlay,  hiigsigiisa iyo waxyaabo kale. 

    Marka aad ka bogato, Kusoo biir Channel-keenna,  lanasii wadaag saaxiibbadaa. 

    Más Menos
    56 m
  • Episode 4: Xalqadda 5aad | Naima Mohamoud | Co-founder, ENZA HOMES - Somalia
    Sep 14 2023

    Waxaan kula sheekaysanaynaa Naima Mohamud, Aasaasaha Enza Homes - Somalia. Naciima waxa aan kala sheekaysanayaa safarkooda ganacsi ee Enza Homes. Caqabadaha ay la kulmeen, fursadaha ay arkayeen, hiigsigooda iyo waxyaabo kale. 
    Marka ka bogato, kusoo biir Channel-keenna,  lana sii wadaag saaxiibbadaa. 


    Más Menos
    26 m

Lo que los oyentes dicen sobre BUUNDO

Calificaciones medias de los clientes

Reseñas - Selecciona las pestañas a continuación para cambiar el origen de las reseñas.