• Dabeecada Shaki - Abuurka| Gaslighting| Q-2aad

  • Jul 16 2024
  • Duración: 21 m
  • Podcast

Dabeecada Shaki - Abuurka| Gaslighting| Q-2aad  Por  arte de portada

Dabeecada Shaki - Abuurka| Gaslighting| Q-2aad

  • Resumen

  • Fariin ii reeb :)

    In badan oo inaga midi kuma baraarugsanin dhibta ay leedahay dabeecadan loo yaqaano 'gaslighting'. Xalqadan iyo ta isbuuca soo soco taba waxaan kaga hadli doonaa saamaynta dabeecadani kuleedahay xidhiidhada iyo qofka noloshiisaba. Sido kale talo siin quseysa cid kaste si ay u arkaan haday dabeecadani tahay mid ka dhex muuqata xidhiidhada ay dadka la leeyihiin.

    Dhagaysi Wacan.

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

    Más Menos
activate_primeday_promo_in_buybox_DT

Lo que los oyentes dicen sobre Dabeecada Shaki - Abuurka| Gaslighting| Q-2aad

Calificaciones medias de los clientes

Reseñas - Selecciona las pestañas a continuación para cambiar el origen de las reseñas.