• Personal development: Hore umarka qofku wuxuu sameeyaa cida ugu dhow!

  • Jun 5 2023
  • Duración: 10 m
  • Podcast

Personal development: Hore umarka qofku wuxuu sameeyaa cida ugu dhow!  Por  arte de portada

Personal development: Hore umarka qofku wuxuu sameeyaa cida ugu dhow!

  • Resumen

  • Hadii aad noloshaada iyo naftaadaba isbadal ku samayso waxay saamayn ku yeelanaysaa toos ah hadba cida kugu dhow sida asxaabtaad ama qoyskaagaba, tusaale ahaan isbadalkaasi siyaabaha u asxaabtaada utaaban karo waxa weeye in ay kula jaan qaadi waayaan oo wiixi aad waadi jirteen sida fikradaha, madadaalada iyo dhamaan dhankasta oo nolosha aad iskaga xidhnaydeen aad kala xidhiidh furataan ama ay kula jaanqaadaan oo iyaguna hore umar tiigsadaan. Sidaa si lamid ah waxaad noqono kartaa in saxiibkaa hore umar ku talaabsado oo adigu aad noqoto cida laga gudbayo ee aan talabadaas la qaadi karin.
    Más Menos
activate_primeday_promo_in_buybox_DT

Lo que los oyentes dicen sobre Personal development: Hore umarka qofku wuxuu sameeyaa cida ugu dhow!

Calificaciones medias de los clientes

Reseñas - Selecciona las pestañas a continuación para cambiar el origen de las reseñas.