• Xanuunada dhimirka iyo Autismka - Somali

  • Aug 3 2022
  • Duración: 1 h y 29 m
  • Podcast

Xanuunada dhimirka iyo Autismka - Somali

  • Resumen

  • Waa maxay sababaha keenay autismka in uu ku dhaco carruur badan oo soomaali ah.

    Sanadadii u danbeeyay waxa autism laga helay carruur aad u tiro badan oo soomaali ah. Waxaan barnaamijka ku cusunay waalid soomaaliyeed, waalidkaas oon ka wareysan doono sababo ay u maleynayaan in ay keeni karto autismka.

    Waxaan sidoo kale wareysan doonaa DR. Faadumo Sh. Cali oo aad ula soo shaqeysay dadka uu ku dhacay cudurada dhimirka iyo sidoo kale dadka aadka u liita ee u baahan caawimaada dhanka nolosha.

    Youtube ka dawo:

    https://www.youtube.com/watch?v=hqoEaGr6waw

    Más Menos

Lo que los oyentes dicen sobre Xanuunada dhimirka iyo Autismka - Somali

Calificaciones medias de los clientes

Reseñas - Selecciona las pestañas a continuación para cambiar el origen de las reseñas.