• Dawladda oo rabta in ay fududeyso carruur qaadashada w/Mahad, Muna iyo Hassan - Somali

  • Feb 7 2021
  • Length: 1 hr and 9 mins
  • Podcast

Dawladda oo rabta in ay fududeyso carruur qaadashada w/Mahad, Muna iyo Hassan - Somali

  • Summary

  • Dawaladda Denmark ayaa rabta in ay hirgeliso sharciyo xaquuqda ilmaha ku nool Denmark, si loo sugo amaanka ilmaha iyo xuquuqdooda.


    Waxaan maanta barnaamijka Codka Soomaalida ku soo qaadan doonaa, qodobada loogu talo galay (ikke vestige indvandre) ajaanibka aan ahayn reer galbeed iyo cawaaqibka ka dhalan kara sharcigan haddii uu hir galo. Sidoo kale negativ social-kontrol iyo xagjirnimada.


    La soco caawa kl. 20:00


    Subscribe on YouTube:

    https://www.youtube.com/channel/UCCZKF0ZgK6x6HRmrIJZAL-Q?sub_confirmation=1

    Follow on Instagram

    https://www.instagram.com/mgfsdk/

    Follow and like on facebook:

    https://www.facebook.com/mgfsdk

    Show more Show less

What listeners say about Dawladda oo rabta in ay fududeyso carruur qaadashada w/Mahad, Muna iyo Hassan - Somali

Average customer ratings

Reviews - Please select the tabs below to change the source of reviews.