• Episode 1: Xalqadda 1aad | Abdihakim Mohamed | CEO, Hadiid Industries

  • Aug 6 2023
  • Length: 37 mins
  • Podcast

Episode 1: Xalqadda 1aad | Abdihakim Mohamed | CEO, Hadiid Industries

  • Summary

  • Xalqadan waxaan kula sheekaysanayaa Cabdixakiim Maxamed, Aasaasaha Shirkadaha Xadiid.

    Safarka curineed ee Cabdixakiim waxaa ku jira casharo wax laga baran karo, yididiilo iyo xujooyin badhitaari kara qof kastę oo raba in uu curiyo hal-abuur guulaysta. Halkan kaga bogo qisada Cabdixakiim iyo sida uu u dhisay shirkad nooceedu innagu cusub yahay isla markaana uga dhigay ganacsi guulaystay oo saamayn wanaagsan ku yeeshay suuqa dhismaha ee Soomaaliya. 

    Marka aad ka bogato, Kusoo biir Channel-keenna,  lanasii wadaag saaxiibbadaa. 

    dhagaysi wanaagsan!


    Show more Show less
activate_primeday_promo_in_buybox_DT

What listeners say about Episode 1: Xalqadda 1aad | Abdihakim Mohamed | CEO, Hadiid Industries

Average customer ratings

Reviews - Please select the tabs below to change the source of reviews.