• Personal development: Hore umarka qofku wuxuu sameeyaa cida ugu dhow!

  • Jun 5 2023
  • Length: 10 mins
  • Podcast

Personal development: Hore umarka qofku wuxuu sameeyaa cida ugu dhow!

  • Summary

  • Hadii aad noloshaada iyo naftaadaba isbadal ku samayso waxay saamayn ku yeelanaysaa toos ah hadba cida kugu dhow sida asxaabtaad ama qoyskaagaba, tusaale ahaan isbadalkaasi siyaabaha u asxaabtaada utaaban karo waxa weeye in ay kula jaan qaadi waayaan oo wiixi aad waadi jirteen sida fikradaha, madadaalada iyo dhamaan dhankasta oo nolosha aad iskaga xidhnaydeen aad kala xidhiidh furataan ama ay kula jaanqaadaan oo iyaguna hore umar tiigsadaan. Sidaa si lamid ah waxaad noqono kartaa in saxiibkaa hore umar ku talaabsado oo adigu aad noqoto cida laga gudbayo ee aan talabadaas la qaadi karin.
    Show more Show less

What listeners say about Personal development: Hore umarka qofku wuxuu sameeyaa cida ugu dhow!

Average customer ratings

Reviews - Please select the tabs below to change the source of reviews.