• Raaxada Jirka 5 (Full) - Ku Raaxayso Noloshaada

  • Nov 3 2022
  • Length: 19 mins
  • Podcast
Raaxada Jirka 5 (Full) - Ku Raaxayso Noloshaada  By  cover art

Raaxada Jirka 5 (Full) - Ku Raaxayso Noloshaada

  • Summary

  • Qaybta 5aad: Raaxada Jirka:

    Daryeelidda jirkaagu saamayn aad u weyn bay ku yeelataa ku raaxaysiga noloshaada. Nabiga scw wuxuu inoo tilmaamay in qofka naftiisa ay xaq ku leedahay. Qaybtani waxay si dhab ah kaaga caawin doontaa:

    Sida aad u daryeeli lahayd caafimaadkaaga.
    Sida aad ku heli lahayd dhammaan maaddooyinka jirka u baahanyahay.
    Sida aad u ilaalin lahayd nadaafadda jirkaaga.
    In aad maalin walba samaysid jimicsi fudud.
    In aad heshid hurdo kuugu filan iyo daawada hurdo la’aanta.
    In aad aaddid safar, si jirkaaga firfircooni u helo iyo faa’idooyinka uu leeyahay safarku.

    Show more Show less

What listeners say about Raaxada Jirka 5 (Full) - Ku Raaxayso Noloshaada

Average customer ratings

Reviews - Please select the tabs below to change the source of reviews.