• Raaxada Qalbiga 4 (FULL) - Ku Raaxayso Noloshaada

  • Oct 24 2022
  • Length: 30 mins
  • Podcast
Raaxada Qalbiga 4 (FULL) - Ku Raaxayso Noloshaada  By  cover art

Raaxada Qalbiga 4 (FULL) - Ku Raaxayso Noloshaada

  • Summary

  • Waxa ugu weyn ee uu ku raaxaysto qalbigu, waa in uu helo jacayl joogta ah. Jacaylka waa waxa ugu quruxda badan ee la haysto. Sooma aad arkin marwalba oo aad fiirisid qofka aad jeceshahay, wajigaaga waxa ka muuqda farxad iyo dhoolla caddayn. Waxaan qaybtan kuugu soo bandhigi doonaa:

    Sida Jacayl qurux badan loo dhiso.
    Sida Jacayl kaas quruxda badan loogu noolaado.
    Sida loo doorto lammaanaha mustaqbalka.
    Qofka sida dhabta ah kuu jecel waxyaabaha lagu garto.
    Bankiga jacaylku waa maxay?
    Sida uu Nabiga ula dhaqmi jiray xaasaskiisa.
    Qalbiga sida loo nadiifiyo.

    Show more Show less

What listeners say about Raaxada Qalbiga 4 (FULL) - Ku Raaxayso Noloshaada

Average customer ratings

Reviews - Please select the tabs below to change the source of reviews.