• Saameynta Tartanka Cayaaraha Dowlad-goboleedyada & Gobolka Benaadir

  • Mar 3 2024
  • Length: 1 hr
  • Podcast
Saameynta Tartanka Cayaaraha Dowlad-goboleedyada & Gobolka Benaadir  By  cover art

Saameynta Tartanka Cayaaraha Dowlad-goboleedyada & Gobolka Benaadir

  • Summary

  • Tartamada cayaaruhu waa mid ka mid ah dhacdooyinka bulshada ee ugu sameynta badan dunida. Adeegga madadaalada oo ay ka helaan dadka waxaa wehliya in ay qeyb weyn ka qaataan is dhexgalka, jiheynta iyo qaabeynta bulshada. Haddaba, tartanka cayaaraha dowlad-goboleedyada iyo gobolka Benaadir oo dhawaan lasoo gabagabeeyay ayaa wuxuu yeeshay saameyn togan iyo mid taban.

    Podcast-gan waxa ay Aweis Axmed iyo Xuseen Maxamed Hadaafow oo weriye arrimaha cayaaraha ah ku falanqeynayaan guud ahaan tartankaasi qabashadiisa, natiijoonkii ka dhashay iyo mustaqbalka tallaabooyinka ay tahay in la qaado si qabashada tartamada iyo habsmi-u-socodkooda sare loogu sii qaado.

    Contact Somali Public Agenda’s Adeeg Wanaag Podcast

    · Tweet us at @somalipubagenda, @aweisade (the host), and @SPAPolicyLab

    · Email us at podcasts@somalipublicagenda.org

    Thanks for listening!

    Show more Show less

What listeners say about Saameynta Tartanka Cayaaraha Dowlad-goboleedyada & Gobolka Benaadir

Average customer ratings

Reviews - Please select the tabs below to change the source of reviews.