Episodios

  • Khibradihii 14 Salaasa I Buugga Tuesdays With Morrie
    May 13 2024

    Send us a Text Message.

    "Waxaan doortay meeshii la igu aasi lahaa. Ma soo booqan doontaa ? Kaalay dabadeedna hadal, kana dhig maalinta salaasada . Salaasa ayaad iman jirtay badanka. Waxa aynu nahay dadkii salaasada. Waad igu iman qabrigeyga sawmaaha? Si aad mushkiladahaaga iigu sheegtid?"

    “Marka aan dhinto ka dib, adigu hadal ana waan ku dhegaysani”





    Más Menos
    16 m
  • Farshaxanley ku eedeysan dilka ninkeedi I Buugga The Silent Patient
    Jan 19 2024

    Send us a Text Message.

    Más Menos
    16 m
  • Soo Koobid I Buugga The Defining Decade
    Oct 19 2023

    Send us a Text Message.

    Más Menos
    2 m
  • Soo Koobid I Buugga The Happiest Man on Earth
    Aug 3 2023

    Send us a Text Message.

    ''The Happiest Man on Earth" waa buug uu qorey Eddie Jaku oo ka badbaadey xasuuqi Hitler fuliyey dagaalkii labbaad ee adduunka , waxa uuna kaga sheekeynayaa marxaladihii kala duwana ee uu soo marey.

    Más Menos
    13 m
  • Soo Koobid I Buugga Dirkii Sacmaallada
    Apr 24 2023

    Send us a Text Message.

    Dirkii Sacmaallada , waxa qorey Axmed Ibraahin Cawaale, waxa uuna kaga hadlayaa si hufan sooyaalka iyo ilbaxnimadii Soomaalida , sida oo kale waxa uu kaga jawaabay buuggan weydiimaha ay ka mid yihiin halka ay Soomaalidu ka soo jeedo asal ahaan iyo badhxanka isirka Soomaaliyeed , gaar ahaan waxa ka jira Carabnimada Soomaalida.

    Más Menos
    10 m
  • Soo Koobid I Buugga The Big Magic
    Mar 3 2023

    Send us a Text Message.

    Más Menos
    9 m
  • Soo Koobid I Buugga The Compound Effect
    Jan 13 2023

    Send us a Text Message.

    Weli ma akhridey buugga "The Compound effect" ? Buuggan uu qorey Darren Hardy waa mid ka mid ah buugta ugu saameynta badan ee khuseeya isbeddelka nafeed.

    Más Menos
    7 m
  • Aragtidii Budha
    Dec 27 2022

    Send us a Text Message.

    Más Menos
    11 m