• Why my Ex - Waayo uu Ex kaygu qofka cusub u siiyaa wixii aan anigu ka wayay

  • Sep 26 2022
  • Length: 9 mins
  • Podcast

Why my Ex - Waayo uu Ex kaygu qofka cusub u siiyaa wixii aan anigu ka wayay

  • Summary

  • Episode kan waxaan kaga hadalaynaa waayo Ex aad kala tagteen uu ugu sameeyo wixii uu adigu ku samayn wayay qofka cusub, ama wax kasta oo aad adigu rabtay. waayo ay iyagoo ahaa kuwa xun isla markaan khaldanaa ay hadana ugu muuqdan kuwo nolol cusub oo farxad leh markiiba samaysta halka qofka daacada ahi ay mudo ku qaadato. malaha wax kastaa siday u muuqdan maaha.
    Show more Show less

What listeners say about Why my Ex - Waayo uu Ex kaygu qofka cusub u siiyaa wixii aan anigu ka wayay

Average customer ratings

Reviews - Please select the tabs below to change the source of reviews.