• Episode 1: Xalqadda 1aad | Abdihakim Mohamed | CEO, Hadiid Industries

  • Aug 6 2023
  • Duración: 37 m
  • Podcast

Episode 1: Xalqadda 1aad | Abdihakim Mohamed | CEO, Hadiid Industries

  • Resumen

  • Xalqadan waxaan kula sheekaysanayaa Cabdixakiim Maxamed, Aasaasaha Shirkadaha Xadiid.

    Safarka curineed ee Cabdixakiim waxaa ku jira casharo wax laga baran karo, yididiilo iyo xujooyin badhitaari kara qof kastę oo raba in uu curiyo hal-abuur guulaysta. Halkan kaga bogo qisada Cabdixakiim iyo sida uu u dhisay shirkad nooceedu innagu cusub yahay isla markaana uga dhigay ganacsi guulaystay oo saamayn wanaagsan ku yeeshay suuqa dhismaha ee Soomaaliya. 

    Marka aad ka bogato, Kusoo biir Channel-keenna,  lanasii wadaag saaxiibbadaa. 

    dhagaysi wanaagsan!


    Más Menos
activate_WEBCRO358_DT_T2

Lo que los oyentes dicen sobre Episode 1: Xalqadda 1aad | Abdihakim Mohamed | CEO, Hadiid Industries

Calificaciones medias de los clientes

Reseñas - Selecciona las pestañas a continuación para cambiar el origen de las reseñas.