• Episode 2: Xalqadda 2aad | Cabdalla Sh. Axmednuur | CFO Hormuud

  • Aug 8 2023
  • Duración: 53 m
  • Podcast

Episode 2: Xalqadda 2aad | Cabdalla Sh. Axmednuur | CFO Hormuud

  • Resumen

  • Xalqadan waxaan kula sheekaysanaynaa Cabdalla Sh. Axmednuur, Madaxa Maaliyadda ee Hormuud. Cabdalle marka hore waxa uu xalqaddan innagula wadaagayaa macluumaad muhiim ah oo ku saabsan suuqa shaqada.
    Intaas kedib waxa aan kala sheekaysanayaa suuqa shaqada ee Soomaaliya, fursadaha ka jira, caqabada ku horgudban dhallinyarada shaqo raadiska ah, waxyaabaha ay shirkahada waaweyn sida Hormuud ay uga baahanyihiin dadka shaqo-doonka ah iyo waxyaabo kale. 

    Dhagaysi wanaagan!

    Más Menos
activate_primeday_promo_in_buybox_DT

Lo que los oyentes dicen sobre Episode 2: Xalqadda 2aad | Cabdalla Sh. Axmednuur | CFO Hormuud

Calificaciones medias de los clientes

Reseñas - Selecciona las pestañas a continuación para cambiar el origen de las reseñas.