• Episode 5: Xalqadda 4aad | Abdirahman Kahin | Founder, Afro Delli

  • Sep 16 2023
  • Duración: 56 m
  • Podcast

Episode 5: Xalqadda 4aad | Abdirahman Kahin | Founder, Afro Delli

  • Resumen

  • Season 1,  Xalqadda 4aad.
    Cabdirahman Kahin, Aasaasaha Afro Deli. Cabdiraxmaan waa ganacsade, Abaabule bulsho iyo samafale aad looga dhex yaqaan bulshada soomaalida ee Maraykanka. Sannadkan wuxuu ku guulaystay abaalmarinta ganacsiyada yaryar ee dalka Maraykanka. (US Small Business Personal Of The Year).  Halkan ka bogo safarkiisa curineed, Caqabadaha uu la kumlay,  hiigsigiisa iyo waxyaabo kale. 

    Marka aad ka bogato, Kusoo biir Channel-keenna,  lanasii wadaag saaxiibbadaa. 

    Más Menos
activate_primeday_promo_in_buybox_DT

Lo que los oyentes dicen sobre Episode 5: Xalqadda 4aad | Abdirahman Kahin | Founder, Afro Delli

Calificaciones medias de los clientes

Reseñas - Selecciona las pestañas a continuación para cambiar el origen de las reseñas.